(Sawirro) Muxuu Qoor-qoor ku soo arkay furumaha dagaalka degmada Ceelbuur?

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta safar kormeer ah ku gaaray difaacyada hore ee Ciidanka Qalabka Sida ee ku sugan deegaanka Sinadhaqo iyo naxaawigiisa ee hoostaga degmada Ceelbuur. Madaxweynaha waxaa Safarka ku wehliyay Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Galmudug iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha ayaa goobta kula kulmay Ciidamada Qalabka Sida, iyo saraakiishooda, … Continue reading (Sawirro) Muxuu Qoor-qoor ku soo arkay furumaha dagaalka degmada Ceelbuur?